Beesha caalamka oo War ka soo saartay Shirka Muqdisho & qodobo laga dalbaday (Akhriso)

WAR-SAXAAFADEED Saaxiibada Caalamka* waxay soo dhoweynayaan dib u bilaabashada wada-hadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo shanta Dowlad Gogoleedyo ee Xubnaha ka ah Federaalka (DGXF). Saaxiibada [daneeya arrimaha Soomaaliya] waxay Madaxwene Maxamed Cabdullaahi ‘Farmaajo’ iyo Madaxweynayaasha DGXF ku bogaadinayaan ka-qaybgalka shirarkan muhiimka ah ee ka socda Muqdisho. Saaxiibadu waxay ku boorrinayaan Madaxda Soomaaliyeed inay … Continue reading Beesha caalamka oo War ka soo saartay Shirka Muqdisho & qodobo laga dalbaday (Akhriso)